lid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. L. ah: wax aan wax kale la mid ahayn oo dabeecadda kaga duwan. Tus. “Mugdiga ayaa caddada lid ku ah.” 2. Cadaw ku ah. Tus.: “Cali ayaa lid ku ah Cabdi” ld liddi.
- (nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

