nin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iman, m.l)
Macnaha:
- 1. Qof lab oo qaangaar ah. 2. Qof lab ah oo wanaag iyo karti dheeraad ah leh. 3. Labada qof ee isqaba midka lab; say.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

