ordidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg orod².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
orodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00