Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg raac.
Lamidka: raac
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1
Isrogrogga: (-cay, -cday)
Macnaha:
1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) Waddoqaadid. 3. (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
Lamidka: waddoqaadid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur