Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-go, m.l)
Macnaha:
1. Meel la deggan yahay; guri. 2. Xarun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone
Macnaha:
Erey tilmaamaya wax dhacay dhawaaqiisa.
Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur