sheyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geed weyn oo weligii cagaaran, dhala miro la cuno oo buuralayda ka baxa. 2. Wax; shay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyaalo/-xyaabo, m.l)Macnaha:1. Shay; walax. 2. Arrin; talo; xaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(xis.) Shaygu waa wax leh qaab go'an oo aad taaban kartid, ama arki kartid oo aan nooleyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0