sųg

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. Wax imaatinkooda dhawrid.

sug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Yaraan; guridambays; cirrannuug.
  2. Wax xaqiiqdooda helid.

yaraan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.
  2. eeg yar³. ld yaraansho.

guridambays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Carruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya.

cirrannuug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Yaraan; guridambays; sug.