duun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. D.kayga, d.kaaga iwm: laftayda, laftaada iwm.

d

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).

Lamidka: deel