uunsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khumkhumQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Walax udgoon oo haweenku shitaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
uunsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg uunso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00