uus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cunnada nafaqada laga baxay oo ku jirta caloosha iyo xiidmaha (xoolaha daaqa).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur