weeyeQaabnax: Qurub | Diirad, Particle | FocusMacnaha:Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn. Tus. “Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye”. ld waaye, weeyaan.