xaradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
naqashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xarar ama midab wax lagu qurxiyo.Wax xardhid ama midab ku qurxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto. 2. (-rro, m.dh) Naqash.Wax xarar ku dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00