yaare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xilli ka mid ah xilliyada sannadka soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha bari. 2. Dhaxanta roobku keeno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur