yey

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey. ld yeey.

uubato

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.

yeey

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yey.