Gudo
Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:Wax mug leh dhexdiisa.
Gudo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-dday, -datay)1. Waajib oofin. 2. Wax cid lagu lahaa ama laga tirsanayey ka goosasho. 3. Caruur buuryo ka goyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudo ↴
jaaso | qaad | xalfoof | yuub | aargudo | dhexmar | falanqee | fasas | gudasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg