Rug
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)1. Meel la deggan yahay; guri. 2. Xarun.
Rųg
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:Erey tilmaamaya wax dhacay dhawaaqiisa.
Rųg
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid.
Rugugsi*
istaagid
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rug ↴
naadi | saalaxweeto | urug | urugo | urugoo | urugood | yamaarug | baarug | baarugid | baraarug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg