Abaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld abaabid.

Abaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaad

nabaad | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxirid | nabaaddiinee | nabaaddiineyn | nabaaddiineysan | nabaaddiineysnaan | nabaaddiineysnaansho | nabaaddiino |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg