Alab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ged; caado; dabci.

Lalabo*

Marka matag kusoo haayo, laameeryo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Halable*

Nooc libaaxa ka mida


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Qoraalka rasmiga ah ee ereygan waa "Lallabo" wuuna ku jiraa qaamuuska.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alab

jaalabbuud | jaalabutee | jaalabuteyn | jaalabuto | waagii macdanka | alaalabbaq | alaalabbaq | alaalabbiqid | alabbas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg