Ashqaraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Yaab weyn; amakaag. 2. ld ashqaraarid.
Ashqaraar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Yaab weyn iyo fajac la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ashqaraar ↴
abyan | amakaag | ashqaraari | ashqaraarid | ashqaraarin | fajac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg