Bah
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ho, m.l)1. Naago nin qabo middood iyo carruurteeda. 2. Isku b. ah: carruur hooyo keli ahi wada dhashay. 3. Xiddigo dayaxu maro oo u dhexeeya xoor iyo faruuryo. ld baho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bah ↴
baabaha masiixiga | baabbah | yaadaddo | raac | laama | orgobbe | raar | uraa | ursad | urur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg