Ballami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid, ballan u dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballami

ballamid | ballamin | dardaaran | madal | madli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg