Barbaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
Barbaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Dhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.
Barbaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Barbaar noqosho; korid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbaar ↴
edbi | rabbaysan | rabbaysan | rabbayso | rabbee | abab | barbaari |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg