barwaaqaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barwaaqaysan

barwaaqaysnaan [m.f.dh]
eeg barwaaqaysan. ld barwaaqaysnaansho.

facle [m.l]
1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin. 2. ld faclayn.

ladan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
1. Wax caafimaad qaba ahaansho. 2. Wax barwaaqaysan ahaansho.

ladnaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax fayow ka dhigid. 2. Wax barwaaqaysan ka dhigid.

nicmeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg