baxsi
(m.l)ld baxsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxsi ↴
baxsasho [m.f.dh]
eeg baxso. ld baxsad (3), baxsi.
baxsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld bixi.
baxsiin [m.dh]
ld bixin.
baxsiis [m.l] (-yo, m.dh)
1. Ceel cusub oo markaas la qoday. 2. Biyaha ceel cusub oo markaas la qoday. 3. Wax kasta oo wax kale laga soo dhex saaro. 4. ld bixin.
bixin [m.f.dh]
eeg bixi. ld baxsiin, baxsiis (4), bixis.
farabbaxsi [m.l]
ld farabbaxsasho.
foolbaxsi [m.l]
ld foolbaxsasho.
kudaal [m.l]
1. Kudid. 2. Baxsi.
lugabaxsi [m.l]
ld lugabaxsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg