bidhaan
(m.l) (-aamo, m.l)1. Muqaal meel fog laga arko. 2. Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa. 3. ld bidhaamid.
bidhaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay)1. Wax meel fog ka muuqasho. 2. Iftiin ama dhalaal yar meel ka birbirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bidhaan ↴
bidhaamid [m.f.dh]
eeg bidhaan². ld bidhaan¹ (3).
bidhaansad [m.l]
ld bidhaansasho.
bidhaansasho [m.f.dh]
eeg bidhaanso. ld bidhaansad, bidhaansi.
bidhaansi [m.l]
ld bidhaansasho.
bidhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax bidhaantooda eegasho.
gaaraabbidhaan [m.l]
ld gaaraabbidhood.
ifbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho. 2. Soo i.: wax caan ah noqosho.
libir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bdhay/-bray, -birtay; -bdhi)
1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg