Biyee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

1. Wax biyo ku darid. 2. Wax biyo ka badan ku darid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyee

ambiyeer | ambiyeer-beege | balli | banji-biyeeg | biish-biyeeg | biyabbiyee | biyeyn | boonbiyeed | caddaan-biyeeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg