Cad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Gabal hilib ah. 2. C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah. 3. C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.

Cad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.

Cad

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-ddaa, -ddayd; -cadcad)

1. Wax cad ahaansho. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho. 3. Waa ka caddahay: waa liitaa.

Caddibid*

Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*

Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cad

aagga-qabow | raabacad | caabbin | saabbuuncadar | haadahaade | ubur | yaadaddo | faahfaah | caad | caadla'aan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg