Caddaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras. 2. Dhar midab baxay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaad

laancaddaad | baal | beercaddaad | bir-ajuuraan | caddow | cirro | dhalaad | dhiigcaddaad | gamashi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg