Caddad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay. 2. Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddad

caddadhuuni | dahabo | immisa | lid | marre | tiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg