Calan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)1. Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah. 2. Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
Calan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calan ↴
bandiirad | baryadilo | baryaqaad | calandejin | calanhaye | calannaqsad | calannaqsasho | calannaqsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg