ciyaarid
(m.dh)ld cayaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciyaarid ↴
laacdan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laactan².
laal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Wax meel kore saarid. 2. Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid. 3. Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho. 4. Laal ciyaarid. 5. Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.
xabbadqaad [m.l]
1. Hab loo falkiyo der-mooyinka kabahooda casaan ku jiro. 2. Bi-lawga shax ciyaaridda marka la rabo in la guuro hogta la qaado si loo helo jid. 3. (-dyo, m.dh) buntukh hal xabbad kaliya qaada.
alma-almee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
Alma-almay ciyaarid.
biitayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Biito ciyaarid.
buraambur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.
caddallool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Caddaallool ciyaarid.
cayaarid [m.f.dh]
eeg cayaar². ld ciyaarid.
dheel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.