Ciyi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waqti jiilaal ah, reero shiraystay, hilibka ay siiyaan cid aan wax qalin. 2. Xarar lagu dhigo rarada ama weel.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciyi ↴
olol | uubatee | banaaxi | ciyibidix | ciyid | ciyimidig | danan | hinraag | lugkaliley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg