Cuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

1. Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda. 2. ld cub 1 (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuf

baabbul | daacuf | daacufle | daafad | ibitiiliyam | kaaliyam | laama | unug | xaddi-foolwaa | abjad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg