Curyaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Curyaan ka dhigid. 2. Hawl, arrin iwm xannibid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curyaami ↴
naaf | boqnagoo | boqnagooyo | curyaamid | curyaamin | curyaamis | hawldabre | muruq-roor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg