Dad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyow, m.l)

Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.

Dad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld ded¹ (1).

Dad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

ld ded².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dad

aabonimo | aadami | ubad | da' | jaabajaabeyn | laab | waab | caabbin | faafreeb | jaabajaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg