Danab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)1. Biriq. 2. Birdanab. 3. Qof ama wax dadka soo jiita.
Danab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)(fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danab ↴
caabbin | caabbiye | kaahin-birlabdanabeed | ogsidhayn | raadka footoodanabeed | saaqid danab | saaqid birlabdanabeed | saaqniin | unugga Daaniyal | ambiyeer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg