Dhaadhici
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaadhici ↴
daaddeg | abaddar | dag | dhaadhac | dhaadhicid | dhaadhicin | dhaadhicis | dicaayad | fahamsii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg