Dhaliil
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Daldalool iyo iin wax leeyahay.
Dhaliil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaliil ↴
naanays | bilis | buri | cambaaree | cillad | dhaliilid | muqaddas | ragrif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg