dhambac
(m.dh) (-cyo, m.l)

Buur dhinaceeda hoose.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambac

cambuul [m.dh]
Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.

dhabbacasho [m.f.dh]
eeg dhabbaco. ld dhambacaadsad, dhambacaadsasho, dhambacaadsi.

dhabbaco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, -catay)
Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.

dhambacaad [m.l]
ld dhambacaadid.

dhambacaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Seexasho qof caloosha hoos marsado.

dhambacaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhambacaad u jiifin.

dhambacaadid [m.f.dh]
eeg dhambacaad². ld dhambacaad¹, dhambacaadis².

dhambacaadin [m.f.dh]
eeg dhambacaadi. ld dhambacaadis¹.

dhambacaadis [m.l]
ld dhambacaadin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg