Dhammaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan.

Dhammaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Qeybta ugu dambaysa eray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhammaad

ta | ka | daacuun | gaalis | gaalis-furan | gaalis-xidhan | xaaluf | xammaag | ajal | alfiyoole |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg