Dhawr
Qaabnaxa: m.l.t Isrogrogga:Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
Dhawr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano'ama 'difaac'micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
Dhawr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wixii waxyeello leh oo dhan.
Dhawr
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawr ↴
yaaquud | maadi | naatariyam-koloraydh | raadiyoom | saalimow | saamiggal | taag-dhuleed | tacsi | urur | uurbays |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg