Dheefsasho
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg dheefso. ld dheefsad, dheefsi.
Dheefsasho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (baay.) Samayska dh. ee borotinnada, duxda iyo waxyaaba kale oo noolayaasha ku jira ee laga samaynayo molikiyuullada iyo walxo kale oo yaryar. 2. (baay.) Wadarta ama isugeynta falgallada kiimikaad ee ka dhex dhaca noolayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheefsasho ↴
dheef-burburin | dheefsad | dheefsasho-saleed | dheefsi | gudbin-firfircoon | neefsasho | qanjidhka tayroydh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg