Neefsasho

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg neefo. ld neefsad, neefsi.

Neefsasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dariiqadda dheefsasho ee xayawaanka iyo dhirta taas oo walax orgaanik ah la burburinayo lagana dhigayo walxo sahlan isla markaana tamar la soo saarayo, iyada oo lala kaashanayo molikiyuullo gaar ah oo tamarta qaada oo loo isticmaalo dariiqooyin dheefsasho oo kale. Dhirta iyo xayawaanka badankooda neefsashadu waxay u baahantahay ogsajiin, iyo kaarboon laba ogsaydh oo ah dhammaadka maxsuulka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neefsasho

waaf | dabeyl | emfiseema | midabside | neef-qabatin | neefsad | neefsasho ogsajiin la' | neefsasho ogsajiin leh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg