Dhib

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo. 2. (fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.

Dhib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo. 2. (-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.

Dhib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Nafley raaxo la'aan badid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhib

aafo | ba' | ba' | baabba' | baabba' | da' | yaab | raabiya | haadso | baahee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg