Dhiiqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhoobo aad u qoyan. 2. Xabaqbarsho.
Dhiiqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)Dhooqo aad u qoyan dhex mari kari waayid (baabuur, nafley iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiiqo ↴
dhamooq | dhiidhi | dhiiqasho | dhiiqoobid | dhiiqow | dhoobey | golrod | limmo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg