Dhillis

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Mindi, masaar, toorray iwm oo aan daab lahayn. ld dhiliq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhillis

dhiliq | dhiliqsad | dhiliqsan | dhiliqsanaan | dhiliqsanaansho | dhiliqsasho | dhiliqsi | dhiliqso | dhillisan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg