Dhoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.
Dhoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Midab ri'cad dhabannada uga yaal.
Dhoob
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid. 3. Fallaar, gammuun iwm waabaayo marin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoob ↴
aajur | ibriiq | idan | naanni | uuro | aashuun | bilaale | bur | cadhoobid | cakisan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg