Diiddan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Codsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiddan ↴
oggol | oggol | laakiin | yuur | cagataallee | diiddanaan | diiddanaansho | diidsan | gadood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg