diyaarin
(m.f.dh)

eeg diyaari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diyaarin ↴

gaafo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
1. Bawdyo kala fogeyn (hal). 2. U g.: wax qabashadooda isu diyaarin. 3. U g.: wax baajintooda isku hawlid. 4. Ku g.: wax dhan walba ka marid.

haaneedi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3. ld haneed². haneed

qaashaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Hawl isu diyaarin.

aslaax [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-xay, -xday)
1. (f.g) Hagaajin; dhul in wax lagu beero u diyaarin. 2. (f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.

darab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rbay, -rabtay; -rbi)
1. Wax diyaarin. 2. Weel aleelayn.

darbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
1. Darab qaadasho. 2. U d.: qof hawl isu diyaarin.

geedakaris [m.l]
1. Aqoonta isku daridda iyo diyaarinta geedaha laysku daweeyo. 2. Qof yaqaan geedekarisk.

golakafuul [m.l]
Gabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.

goobxaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-raday, -ratay)
U g.: hawl wax ka qabashadeed isu diyaarin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg