Duco
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Oraah Eebbe khayr lagaga dalbayo.
Duco
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)ld doco.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duco ↴
raaci | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nabaaddiino | tacdaar | arbucuun | arbucuun | daakiraad | dariiqo | doco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg